Homepage-ka > Soomaali


Wales & West Housing Association (WWHA)
Shirka Guryaha gobolka Wales iyo gobolka Galbeed

Soo dhoowow!

Soo dhoowow Wales & West Housing Association (WWHA). Waxaannu rabna inaannu noqonno shirka kowaad oo gobolka Wales ah arrinta caawimadda guryaha.

Awoodda inaad hesho guri

Wales & West Housing Association wuxuu ku siineyaa inaad doorato guriyo badan. Waxaannu leenahay 9000 oo guri oo gobolka Wales ah.

Dad badan waxay u maleyneyaan in WWHA wuxuu caawineyaa dadka guri la’aan ama dad aan karo inay soo iibsan guri. Laakiin waxaannu caawineyaan dadka nooc nooc kala duwan sida dad duuq ah inay helaan guri dhibaato la’aan ama dad dhalinyaradda ah inay helaan guri kala-noolaan ah oo diin sida mortgage la’aan.

Waxaannu rabnaa in qof walba helo informationka ku saabsan shirkeenna iyo cawimaaddeena aannu siineynaa.

Guriyaha ijaar ah

  • Guriyaha caadi ah:
    Waxaannu leenahay flatka, guri iyo daar in reer weyn ama reer yar ama dad keli ah ku deggan. Waxaa jiraa guri hal qol ah ilaa 4 qol, laakiin tirada ugu weyn waa guri oo 4 qol ah.
  • Guriyaha gooni ah:
    Waxaannu leenahay meelaha sariirta ah, flatka iyo guriyaha lagu talagalay dad keli ah ama reer yar oo ka badan 60 sano leh (ama ka weyn 55 sano haddad u baahan tahay caawimadda dhakhtarka ah). Dadkan waxannu sineynaa caawimad gooni ah sida qof mas’uul waqti degdeg ah ama caawimad degdeg ah. Mararka qaarkood waxannu sineynaa meesha dhaqadda ama qolka bulshada.

Guri iska-lahansho

  • Waxaannu leenahay guriyaha sida guriyaha gooni ah (meesha kor fiiri) laakiin waad soo iibin kartaa guriyahan.

Sidee baan u codsan karaa?

Haddaad rabto inaad hesho guri oo WWHA iyo inaad guurto guri annuu ku siin karno nala xiriir Customer Service Center Tel.: 0800 052 2526.

Waxaannu nahay qaybta Language Line sidaas darteed haddaad u baahan tahay informationka lagu tarjumo afkaaga – wannu heleynaa tarjuban. Waa inaad noo sheegto afka aad u baahan tahay inaannu ku tarjimno informationka. Tuusale, waad codsan kartaa warqadda codsiga lagu tarjumo afkaaga-hooyo.

Awoodda Shaqada

Wales & West Housing Association wuxuu la shaqeyaa 320 qof oo gobolka Wales ku deggen iyo meelaha uu shir leh. Waxaannu rabnaa inannu wada shaqeeyno dadka nooc nooc kala duwan sidaas darteed haddi aad rabto inaad hesho shaqada nala xiriir haddaad tahay qof xirfad gooni leh.

Warka Xiriirka

Telefonka: 0800 052 2526
Minicom: 0800 052 5205
Websit-ka: www.wwha.net
E-mail-ka: info@wwha.co.uk

Wales and West Housing Association
3 Alexandra Gate
Ffordd Pengam
Tremorfa
Cardiff
CF24 2UD


© Copyright: Wales & West Housing Association 2006
Websit-ka waxaa la sameeyey: Trisoft | Mapka sit ah


© Copyright Wales & West Housing Association 2006 | Site developed by Trisoft | Site Map